Details

Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Caawa Kusugan Magaalada Kismaayo

admin      Oct. 18, 2016, 5:36 p.m.      154

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ku sugan caawa magaalada Kismayo ayaa kulamo la qaadan doono madaxda iyo waxgaradka deegaanadaas.

Musharaxa ayaa sidi horayba looga bartay ku qaban doono magaalada Kismayo shir furan oo dadweynaha su'aalo ku weydiin doonaan, isagoo shir nuucaan ah ugu qabtay dhamaan magaalooyinki uu horay utagay.


Comments
Please login to be able to post comment