Details

Dadka Reer Puntland oo Maanta Muujiyay Taageerada ay u Hayaan Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle (SAWIRO)

admin      Oct. 6, 2016, 9 p.m.      112

Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle oo dhawaanahan safarro uu ku kala bixinayay gobolada dalka ayaa maanta waxa uu booqday gobollada Puntland gaar ahaan magaalada Garowe.

Musharaxa ayaa aad ugu farxay soo dhaweynta diiran uu kala kulmay madaxda iyo shacabka reer Puntland isagoo ka gudoomay salaan una rajeeyay goboladaasi horumar iyo mustaqbal wanaagsan.

Booqashadan ayaa ka dhigeysa Mudane Jabriil, musharaxa ugu horeeya dhanka ololaha gobolada isagoo horay booqasho ugu tagay gobolada Koofur-Galbeed gaar ahaan magaalada Beydhabo.

Sawiradi Soo Dhaweyna Musharaxa:


Comments
Please login to be able to post comment