Details

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Madaxtooyada Koofur-Galbeed Kulamo Kula Yeeshay...(SAWIRO)

admin      Sept. 30, 2016, 12:30 p.m.      517

Hal Qaran (Beydhabo) - Musharax madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa booqosho uu ku tagay aqalka Madaxtooyada ee ee Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee magaalada Baydhabo waxa uu kulamo kula qaatay maanta Gudoomiyaha baarlamanka , ku simaha Madaxweynha , Waziirro , Xildhibaanno , iyo odayaal dhaqameedka deegaanada Koofur-Galbeed.

Musharaxa ayaa si weyn loogu soo dhaweeye halkaas isagoo ka dhageystay rabitaanka dadweynaha reer Koofur-Galbeed ee ku aadan sidi loo heli lahaa Hogaan tayo leh oo cadaalad ku dhisan.

Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle mudada uu joogo baydhabo waxa uu la kulmi doonaa qaybaha kala duwan ee bulshada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaas.


Comments
Please login to be able to post comment