Details

Ciid Wanaagsan Dhamaan Dadka Muslimiinta ee Caalamka Kunool

admin      Sept. 11, 2016, 6:04 p.m.      262

Xubana dhaqdhaqaaqa Hal Qaran munaasabadda ciidul-adxa aawgeed waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed iyo umadda Islaamka guud ahaan.

Ciidul-adxa oo kamid ah labada ciid ee umadda Islaamku ay u dabaal-degaan ayaa maalinta isniinta 12/09/2016 laga ciidi doonaa dhamaan wadamada Islaamka iyo caalamka meel kasta oo ay dad Muslimiin ah ku nool yihiin.

Ilaahey waxaan ka baryeynaa in ciidaan ciideeda uu nagu gaarsiiyo barwaaqo, horumar, cadaalad lagu qanco iyo hogaan dadka u adeega oo daacad u ah.


Comments
Please login to be able to post comment