Hoyga

14763

Kusoo Dhawoow Hal Qaran



DHAQ-DHAQAAQA HAL-QARAN

Hal Qaran waa dhaq-dhaqaaqa ay u dhan yihiin dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyeed kaas oo hadafkiisu yahay in loo ololeeyo si loo helo dowlad Soomaaliyeed oo leh hiigsi qaranimo oo fog, federal ah, demuquraadi ah, leh awood iyo nidaam isla xisaabtan ku dhisan, kana tarjumeysa danaha fog ee qaranka Soomaaliyeed taas oo keeneysa in la dhiso hey'ado dowladeed oo awood leh sababna u noqon kara horumarka waqti dheer. Dhaqdhaqaaqa Hal Qaran waa mid u taagan kasbashada iyo kalsoonida shacabka isla markaana raadinaya in la helo umad Hal Qaran ah.


Aragtida Siyaasadeed Iyo Wax qabadka Mus..

Aragtida Siyaasadeed Iyo Wax qabadka Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle
admin      Feb. 3, 2017, 11:41 a.m.      1903



Youtube

Isbedelka Siyaasada ee ku Saleysan Qabiilka

Youtube

Garsoorka Qaranka Somali & Cadaalada

Youtube

Dhibaatada Dhalinyarada haysata

Youtube

Dhibaatada Dhalinyarada ku haysata Wadankood



Baaqa Dhaq-dhaqaaqa Hal Qaran..

Dhaq-dhaqaaqa Hal Qaran waxaa uu aaminsan yahay mabaad’ida hoos ku qoran oo dib loogu hananayo Qaranimada iyo Jiritaanka Umadda Soomaaliyeed.
admin      July 28, 2016, 8:09 a.m.      402



Mudane Jabriil oo Khudbad aad u Qiima badan Kasoo Jeediyay K..

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo khudbad aad u dheer kasoo hor jeediyay labada gole ee barlamaanka
admin      Feb. 3, 2017, 9:15 a.m.      111

Dadweynaha Soomaaliyeed oo ku Muujiyay Taageeradooda Sawirad..

Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa taageeradooda ku muujiyay sawirada Musharaxa Madaxweyne Jabriil I. Cabdulle ayagoo ku xardhay gaadiidka iyo goobaha ganacsi.
admin      Jan. 29, 2017, 11:01 a.m.      83

Mushsarax madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo iska diiwa..

Mushsarax madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa waxa uu iska diiwaan geliyay xarunta gudiga doorashooyinka madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkaan 2017-ka isaga oo buuxiyay dhamaan shuruudihii looga
admin      Jan. 29, 2017, 10:41 a.m.      94

Musharax Madaxweyne Jabriil oo Kulan La Qaatay MKG Prof. Max..

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa waxa kulan xaasaasi ah la qaatay Madaxweynaha MKG ah ee dalka Xildhibaan Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari
admin      Jan. 25, 2017, 12:09 p.m.      124

Musharax Madaxweyne, Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kulan cash..

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado in lagu tartamo dhamaada bishaan 1-aad ee 2017 ayaa waxa uu kulan casho ah ugu qabtay Hotel City Palace xil
admin      Jan. 9, 2017, 12:02 p.m.      106

Musharax Jabriil oo ka digay Fargelinta Madaxda Dowladda ee ..

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ka digay Fargelinta Madaxda Dowladda ee Hannaanka Doorashadda
admin      Nov. 23, 2016, 5:28 p.m.      302

Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Caawa Kusugan Magaalada ..

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ku sugan caawa magaalada Kismayo ayaa kulamo la qaadan doono madaxda iyo waxgaradka deegaanadaas
admin      Oct. 18, 2016, 5:36 p.m.      227

Dadka Reer Jubaland oo Ciyaaro-Dhaqameed Kusoo Dhaweeyay Mus..

Dadweynaha ku dhaqan Jubaland oo maanta aad ugu xamaasadeysnaa booqashada Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa soo bandhigay ciyaaro dhaqameed aan caadi aheyn.
admin      Oct. 18, 2016, 5:24 p.m.      211

Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Maanta Booqasho Ku Tagay..

Musharax Jabriil Ibraahim Cabdulle oo maanta booqasho ku tagay caasimada maamulka Jubaland ee Kismayo
admin      Oct. 18, 2016, 4:31 p.m.      569

Soo Dhaweyn Diiran oo Jabriil Ibraahim Cabdulle Loogu Sameey..

Musharaxa u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mr Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho, waana lugtii labaad safaro uu ku ka
admin      Oct. 9, 2016, 2:48 p.m.      198

Musharax Jabriil oo Kulan Furan oo Su'aalo lagu Weydiinayay ..

Musharax Jabriil Ibraahim Cabdulle oo wili ku sugan Puntland ayaa kulan furan u qabtay dadweynaha goboladaas ku nool iyagoo su'aalo dhowra weydiiyay.
admin      Oct. 8, 2016, 3:56 p.m.      246

Dadka Reer Puntland oo Maanta Muujiyay Taageerada ay u Hayaa..

Dadka reer puntland ayaa saaka waxay soo dhaweyn diiran u sameeyeen musharaxa madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle
admin      Oct. 6, 2016, 9 p.m.      194

Musharax Jabriil oo Kulan Furan oo Su'aalo lagu Weydiinayay ..

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo dadweynaha reer Beydhabo u qabtay shir furan oo ay su'aalo kuweydiinayeen.
admin      Oct. 3, 2016, 9:18 a.m.      207

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Madaxtooyad..

Musharax madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa booqosho uu ku tagay aqalka Madaxtooyada ee ee Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee magaalada Baydhabo isagoo halkaas kulamo kula qaatay maanta Gudoo
admin      Sept. 30, 2016, 12:30 p.m.      620